Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan

ISLAAMKA – (WARSOOR) – Waxaa fooda inagu soo haysa bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Sida aynu la socono bishan waxaa ku jiraa khayraad fara badan oo u baahan in laga faaiidaysto.

Haddaba bisha Ramadaan waxaa khaas la tahay 8 ilaa 7 arimood oo waaweyn.

Halkan ka daawo: