Hargeysa – (warsoor) – Wasaarada Cadaalada Somaliland ayaa laashay ruqsadaha 7 Nootaayoo oo ka hawlgala Goboladda Maroodi-jeex iyo Awdal.
Wasaaradda Cadaaladda ayaa fartay 7 nootaayo inay wixii dhokumanti ay hayaan ku wareejiyaan agaasimaha waaxda Cadaaladda.
Halkan ka akhriso wareegtada:
