Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa agaasimeyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah Waaxaha Wasaaradda, halkuu isku beddel ku sameeyey qaar kalena.
Sidaasna waxa lagu sheegayย Warsaxaafadeed uu soosaaray Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Md. Md. Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), waxaanu u qornaa sidan:-
