Xisbiga KULMIYE oo Dib u Doortay Hoggaanka Xisbiga

Hargeysa – (warsoor) – Ergada shirweynaha Kulmiye ayaa u doortay Muuse Biixi Cabdi, inuu noqdo guddoomiyaha KULMIYE, Shanta sanno ee soo socda, cod aqlabiyada ah ayaa lagu ogolaaday

Maxamed Kaahin Axmed ayaa isagana loo doortay guddoomiye ku xigeenka kowaad Axmed Cabdi Dheere, ayaa loo doortay guddoomiye ku xigeenka labaaad Xuseen Aadan Cadde ayaa guddoomiye xigeenka sadeexaad loo doortay Maxamed Xasan Saajin ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka afraad.