Wasiirka Arrimaha dibada oo faahfaahiyey Wixii ka Khaldanaa War Murtiyeedka Jabuuti ka soo baxay ee Wada hadalada Somaliland iyo Somalia

Hargaysa – (warsoor) -Wasiirka arrimaha dibadda JSL Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir (Faratoon) ayaa ka hadlay warmurtiyeed ka soo baxay dalka Jabuuti  kaas oo qaab-qaldan loogu qoray qaar kamid ah qodabadii ka soo baxay wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya.

Halkan ka daawo warkan: