Sheekh Mustafe Cali Caanood ayaa u jawaabay Sheekh Cabdul Xaq, oo dhawaan sheegay in qofkii Coronavirus ku dhaco ee ku daweysmi waaya quraan kuu u khariyo in madaxa laga toogto, ciddi cusbitaal tagtana uu gaal yahay.
Halkan ka daawo daawo jawaabta Sheekh Caanood.
