Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Saxaafadda la hadlay ayaa ka digay Khataraha Caabuqa Coronavirus iyo Qorshaha Xukuumaddu ka leedahay Ka hortagiisa, isagoo madaxweynuhu halkaasi ka akhriyey warbixintii u danbeysay ee Dalka Laga Sameeyey.
HALKAN KA DAAWO WARKAN:
HALKAN KA DAAWO SUAALIHII AY WARBAAHINTU WEYSIIDAY MADAXWEYNAHA:
