UK, London – (warsoor) – Munaasib balaadhan oo aan nooceeda hore loo arag oo lagu mideeynayo awooda qurbajooga si loo tolo dildilaaci iyo xanaftii ka dhalatey doorashooyinkii madaxtinimada Somaliland 2017 ayaa lagu qabtey magalaada London waxaa kasoo qayb galey masuuliyiin ka socda sadexda xusbi qaran ee somaliland iyo badi haldoorka ku dhaqan dalkan UK.
Halkan ka daawo warkan:
