Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Ciidal Fidriga Awgeed Dhammaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland iyo Guud ahaan Muslimiinta meel ay joogaanba.
Halkan ka daawo dhambaalka Hambalyadda Madaxweynaha Somaliland:
