Hargeysa – (warsoor) – Xildhibaan Nacnac ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay talaabo sharci ah ka qaado xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool iyo laba professor ee Khaliif iyo Samar.
Xildhibaan Nacnac ayaa sheegay in xildhibaan Dhakool oo meel kaga dhacay qodobka dastuuriga ah ee gooni isku taaga Somaliland, sidoo kale xildhibaanka ayaa ku tilmaamay labada professor kuwo liddi ku ah qarannimadda Somaliland.
Halkan ka daawo sababta xildhibaano ku maagay masuuliyiintan:
