Hargeysa – (Warsoor) – Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa mawqif ka duwan ka labada xisbi qaran ee Somaliland. Ka dib markii labada xisbi ee Kulmiye iyo UCID ay gaadheen go’aan dib loogu dhigaayo.
Xisbiga Waddani ayaa qaatay goaan ka duwan ka xisbiyadda kale waxaanu u dhignaa sidan:

