Hargeysa – (Warsoor) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Isgaadhsiints iyo Baasaha ee dawladii Siilaanyo ayaa ka hadlay dhibaatooyin caafimaad oo ka soo gaadhay cunista xoolaha ummadda.
Wasiir Abgaal oo waraysi gaar ah siiyey mid ka mid warbaahinta dalka ayaa sheegay inuu dhawr xanuun ka qaaday muddadii uu xilka wasiirka ahaa, waxaanu sheegay mushaharka wasiirka marka la isku daro waxaa la siiyey in aanay ka badnayn $1,500 oo dollar.
Halkan ka daawo waraysigiisa.