Hargeysa โ (warsoor) – Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa waxaa markii ugu horraysay laga hirgaliyay warshad laga soo saaro hilibka digaaga, iyadoo wakhtiyadii hore hilibka digaaga laga keeni jiray dalka dibaddiisa. Arrintan ayaa lagu sheegay in looga maarmi doono hilibkii digaaga ee dalka dibaddiisa laga keeni jiray.
Halkan ka daawo warbixintan oo aanu ka soo xiganay Channelka Khaalid Foodhadhi: