Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha ahna musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa sheegay inuu soo afjaray khilaafkii u dhexeeyey golaha wakiiladda Somaliland ee ka dhashay doorashadii la qabtay horaantii bishan August, 2017.
Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay sida uu khilaafka u dhameeyey iyo cidda looga tanaasulay unuu ahaado gudoomiyaha Golaha wakiiladda Somaliland.
Halkan ka daawo warkankan: