Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta xafiiskiisa magaaladda Hargeysa shirkadda jaraa’id ku qabtay ayaa guddida doorashooyinka kula taliyey inay ilo yeeshaan.
Guddoomiyaha ayaa sidoo kale guddida kula taliyey inay wax ka qabtaan wasiiradda ololaha doorashooyinka ka dhex wadda beelahooda ee hawlihii qaranka kaga mashquulay inay u ololeeyaan xisbul xaakimka dalka.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id: