Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa Arbacadan dalka ku soo laabtay kadib socdaal qaatay toddoba maalmood oo ay booqasho rasmi ah ku joogeen dalka Kenya.
Halkan ka daawo wixii guddoomiye muuse iyo weftigiisa uga soo qabsoomay: