Hargeysa – (warsoor) – Waxaanu halkan kugu soo gudbinaynaa warbixin laga diyaariyey cuntooyinka aanu sida joogtadda ah u cuno ama u cabno ee khataraha caafimaad ee ay leeyihiin iyo waxyaalaha ka dhigi kara kuwo khatar ku ah caafimaadka qofka.
Warbixintan muqaalka caafimaad caafimaad oo turjumay Xuseen Kurdi kanaga soo qaadanay dagalkiisa Youtube-ka ee Xogta Dahsoon halkan kaga bogga: