Xisbiga WADDANI oo Xilalkii iyo Xunimaddii ba Ka Qaaday Masโuuliyiin Hore Looggu Digay
Hargeysa-( Warsoor )-:-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xilalkii iyo xubinimaddii ay ka hayeen Xisbigaasi ka xayuubiyey qaar ka mid ah saraakiil ka tirsanayd oo hore looggu shaaciyey waraaqo digniino ah oo lagu baahiyey warbaahinta madaxa banaan Somaliland xubnahaahi ayaa waxay ka koobnaayeen afar xubnood shir ay maanta oo ay taariishdu tahay ย maarso 03/19/2017 yeesheen hogaanka xisbiga waddani iyagoo u cuskanaya xeerka xisbiga oo ah xeerka 10 naad farqadiisa 1 ilaa 2 ee xeerka xisbiga waddani tixraac anshax marin ย xubinta ku gefta xeerka xisbiga waddani sida ku cad qodobka 43naad .