Hargeysa – (warsoor) – ย Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa fadhigii maanta oo uu shir gudoominaayey guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland md. Baashe Maxamuud Faarax ayaa cod u qaaday wadda haddaladda ay xukuumadda Somaliland la bilowday maamulka khaatumo.
Golaha ayaa cod aqalabiyadd ah ku meel ย mariyey inay sharci yihiin, wadda hadaladda Somaliland iyo maamulka khaatumo.
Halkan ka daawo ansixinta golaha wakiiladda Somaliland ee Wadda hadaladda Somaliland iyo Khaatumo: