TRIPOLI – (WARSOOR) – Mas’uuliyiinta ammaanka ee Bariga dalka Liibiya ayaa sheegay inay sii daayeen ugu yaraan 385 Muhaajiriin reer Pakistan ah oo lagu hayey bakhaarro ganacsi, sida laga soo xigtay koox u doodo xuquuda muhaajiriinta.