Advertisement:

Local News

Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiiladda JSL Oo Kulan la Yeeshay Wasiirka Waxbarashada Waxbarashada iyo Gudida Imtaxaanaadka Qaranka

HARGEYSA – (WARSOOR) – Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiiladda JSL ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Waxbarashada Waxbarashada iyo Gudida Imtaxaanaadka Qaranka. Kulanka oo uu shirgudoominayay gudoomiyaha Guddida Md. Axmed…

Regional News

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Booqday Tansaaniya

TANSAANIYA – (WARSOOR) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa madaxda sare ee dalkaasi kala qayb…

Sports News

Ivory Coast oo marki saddexaad hanatay Koobka Qaramada Africa

Xulka kubadda cagta dalka Ivory Coast ayaa ku guuleystay caawa Koobka Qaramada Africa, kaddib marki ay 2-1 uga badiyeen xulka Nigeria, ciyaarti kama danbeysta aheyd ee ka dhacday garoonka Al-Xasan…

Technology

Congress-ka Mareykanka oo ansixiyay sharci mamnuucaya TikTok

WASHINGTON — (WARSOOR) – Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa xalay si aqlabiyad ugu codeeyay in la meel mariyo sharci horseedi kara in dalka oo dhan laga mamnuuco barta caanka ah ee TikTok,…

Health

Faaidooyinka Waa Weyn Ee Midhaha Sabiibka Iyo Cudurada Ay La Dagaallamaan

Barnaamijka Caafimaadka oo aad todobaadkiiba hal maalin kala socotaan wargeyska Dawan, maanta Qormadeena Koowaad wax aynu ku soo qaadanaynaa midhaha Sabiibka iyo faa,iidooyinka ay jidhka u leeyihiin, sidoo kale wax…